Hobiyaal lagu garacay Qaar kamid ah Xaafadaha Degmadda Wadajir & Shacab ku geeriyoday (dhegayso)

HomeWararka

Hobiyaal lagu garacay Qaar kamid ah Xaafadaha Degmadda Wadajir & Shacab ku geeriyoday (dhegayso)

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Radio Daljir ee Magaaladda Muqdisho tiro madaafic ah ayaa maanta lagu soo tuuray degmadda Wadajir ee gobalka Banaadir

Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray
Xildhibaan Hore Cabdibarre oo ugu Baaqay Saraakisha Amaanka Muqdisho inay is Casilaan (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo dhalinyarada Somaliyeed hambalyo u diray

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Radio Daljir ee Magaaladda Muqdisho tiro madaafic ah ayaa maanta lagu soo tuuray degmadda Wadajir ee gobalka Banaadir ,iyado ay ku dhinteen Dad shacab ah oo an waxba galabsan.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xili Muqdisho maanta loga dabaal dagayeey Munaasabada 1 Luulyo oo ah munaasabad ku weyn shacabka Somaliyeed ,wajiga shacabkana laga dhehaan karay farxadda Maalmaha Xoriyadda.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: