Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray

HomeWararka

Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray

Wafdi ka socday dowladd fadaraalka Soomaaliya ayaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland , kadib doorashadii madaxwe

Haweenka PUNTLAND oo ka Jawaabey Xadgudubkii Xildhibaan Dhaashane
Xulashada Daljir iyo Maxamed X Dhalo (dhegayso)
Shirkii Dowlad gobaleedyada iyo DFS oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Wafdi ka socday dowladd fadaraalka Soomaaliya ayaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland , kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Deni .

 

Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ,kuwaas oo intii uu socday ololaha doorashada Puntland laga xanibay in Puntland ay yimaadaan ,kadib amar ka soo baxay Madaxweynihii hore ee Puntland C/wali Gaas .

Wafdigan ayaa inta ay joogaan la kulmi doona madaxweynaha cusub ee Puntland .

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: