Wacaal darey ah: Madaxweyne Deni oo xanibay Akoonadii dowladd Puntland

HomeWararka

Wacaal darey ah: Madaxweyne Deni oo xanibay Akoonadii dowladd Puntland

Madaxweyne  cusub ee dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni  ayaa isla markii la doortayba waxa uu soo saaray Wareegtadii ugu horeysay  oo ku  joojiyay kharashaadka ka baxaya Akoonada hay’addaha dowliga ah ee Puntland  iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay . Halkan ka Akhriso.

Guddoomiyayaasha Degmooyinka Xarfo & Towfiiq ee Gobolka Mudug oo si Wadajir ah ula hadlay Daljir
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Waa sidee Xaalada degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Madaxweyne  cusub ee dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni  ayaa isla markii la doortayba waxa uu soo saaray Wareegtadii ugu horeysay  oo ku  joojiyay kharashaadka ka baxaya Akoonada hay’addaha dowliga ah ee Puntland  iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay .

Halkan ka Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: