Hobiyaal lagu garacay Qaar kamid ah Xaafadaha Degmadda Wadajir & Shacab ku geeriyoday (dhegayso)

Hobiyaal lagu garacay Qaar kamid ah Xaafadaha Degmadda Wadajir & Shacab ku geeriyoday (dhegayso)

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Radio Daljir ee Magaaladda Muqdisho tiro madaafic ah ayaa maanta lagu soo tuuray degmadda Wadajir ee gobalka Banaadir ,iyado ay ku dhinteen Dad shacab ah oo an waxba galabsan.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xili Muqdisho maanta loga dabaal dagayeey Munaasabada 1 Luulyo oo ah munaasabad ku weyn shacabka Somaliyeed ,wajiga shacabkana laga dhehaan karay farxadda Maalmaha Xoriyadda.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com