Haweeney isku daldashay Koonfurta Mudug

HomeWararka

Haweeney isku daldashay Koonfurta Mudug

Haweeney ayaa isku daldashay koonfurta gobolka Mudug deegaan lagu magacaabo Taaroge, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka. Dadka deegaank

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddoomiyaha Waxbarashada degaanka Bali busle oo ka hadlay waxbarashada degaankas (dhegayso)

Haweeney ayaa isku daldashay koonfurta gobolka Mudug deegaan lagu magacaabo Taaroge, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.

Dadka deegaankaasi ayaa sheegay maydka habeenaydaasi in laga helay gurigeeda iyadoo aan wax dhaawac ka qabin, balse xarig uu qoorta kaga xirnaa.

Dhacdooyina noocan oo kalle ayaa ah kuwa dhif iyo naadir ah gudaha Soomaaliya, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey soo badanayeen.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: