Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nab

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Tacsi u direy Ehellada Askartii ku geeriyootay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
LAASCAANOOD: Beesha Guleed Barkad oo gaadiid dagaal oo taangiyo ku jiraan geysay furimaha dagaalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS.

Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee midowga Africa mudane Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George Kuteesa oo ah Taliyaha Guud ee qaybta ( Sector One) ee ciidanka ATMIS.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga doorashada madaxweynaha.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: