Magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ee la Magacaabay

Magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ee la Magacaabay

Xildhibaannada Golaha Shacbaka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo kala gooni gooni ah oo ay Maanta yeesheen waxaa ay iska soo xuleen Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddiga oo ka kooban 17 Xubnood ayaa 10 kamid ah waxaa iska soo dhex xulay Xildhibaannada Golaha Shacabka halka 6 Xubnood ay soo xuleen Xildhibaannada Aqalka Sare halka Xubinta 17aad uu Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xubnaha Guddigan ayaa waxaa ay diyaarin doonaan qorshihii lagu dooran lahaa Madaxweynaha muddo kooban, waxaana Magacyada 17 Xubnood ee guddiga ka kooban yahay ay kala yihiin.

Xubnaha ka socda Golaha Shacabka ayaa waxaa ay yihiin.

1: Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed.

2 : Xildhibaan Cali Xaaji Daahir.

3:  Xildhibaan Nuur Mustafmukhtaar.

4: Xildhibaan Beerey.

:  Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu.

6:  Xildhibaan Maxamed Caananuug.

7: Xildhibaan Cumar yuusuf.

8 : Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Saddex Xubnood ayaa ka dhiman Xubnaha Guddiga ee ka socda Golaha Shacabka, waxaana Guddoomiyaha uu sheegay in saacadaha soo socda lagu soo dari doono.

Xubnaha ka socda Aqalka Sare

Sen. Cali Maxamuud Gacal oo ka socda (Koonfur Galbeed)

Sen. Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo ka socda (Somaliland)Sen. Catbdiqani Geelle Maxamed oo ka socda (Puntland)Sen. Farxaan Cali Maxamuud oo ka socda (Galmudug)Sen. Ibraahim Awgaab Cusmaan oo ka socda (Jubaland)Sen. Zamzam Cabdullaahi Axmed oo ka socda (Hirshabeelle)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com