Khayre iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo isbitaalka ku booqday dhaawaca xildhibaan (sawiro)

Khayre iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo isbitaalka ku booqday dhaawaca xildhibaan (sawiro)

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa booqday xildhibaan katirsan baarlamaanka oo lagu dhaawacay xalay Muqdisho, kadib qarax gaarigiisa loogu xiray.

Labada golle ee xukuumadda ayaa warbixin kadhagaystay dhaqaatiirta isbitaalka, waxaana ay Alle uga baryeen inuu caafimaad waaro siiyo xildhibaanka.

Xildhibaanka la dhaawacay Boorow ayaa kasoo galay baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com