Guddoomiyaha Waxbarashada degaanka Bali busle oo ka hadlay waxbarashada degaankas (dhegayso)

Guddoomiyaha Waxbarashada degaanka Bali busle oo ka hadlay waxbarashada degaankas (dhegayso)

Guddoomiyaha Waxbarashada degmadda bali busle ee Gobalka Mudug oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa kawarbixiyaay Xaaladda Waxbarashadda ee degaankas.

Cabdi hodan Yuusuf Kaarshe ayaa sheegay in xaaladda Waxbarasho ee degaanku tahay mid wanaagsan,isago kawarbixiyaay Baahiya ay qabaan.

Jamaal Farax aadan ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com