Site icon Radio Daljir

Haweeney isku daldashay Koonfurta Mudug

Haweeney ayaa isku daldashay koonfurta gobolka Mudug deegaan lagu magacaabo Taaroge, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.

Dadka deegaankaasi ayaa sheegay maydka habeenaydaasi in laga helay gurigeeda iyadoo aan wax dhaawac ka qabin, balse xarig uu qoorta kaga xirnaa.

Dhacdooyina noocan oo kalle ayaa ah kuwa dhif iyo naadir ah gudaha Soomaaliya, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey soo badanayeen.

 

Exit mobile version