Hargaisa: Dad isku qoys ah oo u geeriyooday Guri kusoo dumay

Hargaisa: Dad isku qoys ah oo u geeriyooday Guri kusoo dumay

Guri ka samaysnaa dhoobo iyo baco iyo jiingado oo ku yaalay duleedka magaalada Hargaisa oo ay deganaayeen qoys danyar ah oo uu roobku kusoo dumiyay ayaa waxaa ku geeriyooday qoyskaas oo ka koobnaa Afar ruux oo kala ahaa Laba Caruur ah iyo Aabahood.

Meydadka Qoyska Guriga uu kusoo dumay ayaa waxaa la geeyey Isbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa,waxaana Isbitaalka tegay Mas’uuliyin ka tirsan Soomaaliland.

Guddoomiyaha Gobolka Maroo-Jeex ee Soomaaliland iyo Ciidanka dam-demisaka Soomaaliland ayaa utacsiyeeyya qoysan xili ay u soo gurmadeen.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com