Doonyo kaluumaysi oo la soo bad baadiyay( daawo)

Doonyo kaluumaysi oo la soo bad baadiyay( daawo)

ilaa 4 doonyood oo nooca kaluumaysiga ah ayaa badda ku darsamay kadib markii biyo xoog leh kusoo rogmadeen meel badda ka durugsan oo la dhigay, dhanka kale ilaa 7 guri ayay roobabku dumeyeen deegaanka Ceelaayo ee gobolka Sanaag.
Daawo.

Doonyo baddu qaaday iyo guryo dumey

ilaa 4 doonyood oo nooca kaluumaysiga ah ayaa badda ku darsamay kadib markii biyo xoog leh kusoo rogmadeen meel badda ka durugsan oo la dhigay, dhanka kale ilaa 7 guri ayay roobabku dumeyeen deegaanka Ceelaayo ee gobolka Bari.

Posted by Radio Daljir on Saturday, December 7, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com