Hargaisa: Dad isku qoys ah oo u geeriyooday Guri kusoo dumay

HomeWararka

Hargaisa: Dad isku qoys ah oo u geeriyooday Guri kusoo dumay

Guri ka samaysnaa dhoobo iyo baco iyo jiingado oo ku yaalay duleedka magaalada Hargaisa oo ay deganaayeen qoys danyar ah oo uu roobku kusoo dumiyay ay

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “Madaxweynuhu waa in uu talada wax ka siiya Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ra’iisul Barlamaanka” (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | MAXAMED IBRAAHIM GEELLE | DALJIR GAROWE
Warsan Abdullahi Yusuf: “Ninka maanta doonaya inuu wax xoog ku xukumo waa nin fulay ah

Guri ka samaysnaa dhoobo iyo baco iyo jiingado oo ku yaalay duleedka magaalada Hargaisa oo ay deganaayeen qoys danyar ah oo uu roobku kusoo dumiyay ayaa waxaa ku geeriyooday qoyskaas oo ka koobnaa Afar ruux oo kala ahaa Laba Caruur ah iyo Aabahood.

Meydadka Qoyska Guriga uu kusoo dumay ayaa waxaa la geeyey Isbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa,waxaana Isbitaalka tegay Mas’uuliyin ka tirsan Soomaaliland.

Guddoomiyaha Gobolka Maroo-Jeex ee Soomaaliland iyo Ciidanka dam-demisaka Soomaaliland ayaa utacsiyeeyya qoysan xili ay u soo gurmadeen.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: