Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “Madaxweynuhu waa in uu talada wax ka siiya Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ra’iisul Barlamaanka” (dhegayso)

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “Madaxweynuhu waa in uu talada wax ka siiya Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ra’iisul Barlamaanka” (dhegayso)

Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac ayaan waxa aan ka waraysanay waxa dhaliyey in madaxdii Puntland ay kala magacaabaan laba guddi oo iskhilaafsan. Muuse waxa uu sharraxayaa sida la rabay in nidaamka dowliga ah ee Puntland uu u shaqeeyo iyo waliba waxa ka imaan kara khilaafka Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com