Gudoomiye Faraweyne oo Ka Digey Weerarada Alshabaab Shacabkana Digniin u Diray (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye Faraweyne oo Ka Digey Weerarada Alshabaab Shacabkana Digniin u Diray (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in Alshabaab ay maleegayso falal argagixisanimo iyo weeraro gaadmo ah kadib qarixii Af-urur, isagoona shacabka ugu baaqay inay ka digtiinaadaan. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59ad28b5050100b237126576/Cumar-Faraweyne-.mp3

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka
Booliska Somaliland oo Hargaysa ku xiray rag sameeya baasboorka Soomaaliya
MARTISOOR: Xaalada siyaasadeed ee Puntland waa maxay dareenka ay qabaan dhalinyarda?

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in Alshabaab ay maleegayso falal argagixisanimo iyo weeraro gaadmo ah kadib qarixii Af-urur, isagoona shacabka ugu baaqay inay ka digtiinaadaan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: