Gudoomiye Dhedo: “Magaalada Bossaso waa Ammaan Bandoowna ma Jiro Maalmaha Ciidda” (dhegayso)

Gudoomiye Dhedo: “Magaalada Bossaso waa Ammaan Bandoowna ma Jiro Maalmaha Ciidda” (dhegayso)

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa baraha bulshada siweyn loogu hadal hayey in magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari aysan cidna soo geli karin cidna ka bixi karin maalmaha ciida bisha barakaysan ee Ramadaan.

Haddaba, gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (DHEDO) oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa beeniyey warkaasi, wuxuuna xusay inuu yahay mid dad dano gaar ah leh, wataan ammaanka Boosaasona uu sugan yahay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com