Gudoomiyaha Jaamacaddaha Golis oo ka hadlay waxbarashada jaamacadda iyo xaruntooda cusub ee Garoowe(Dhagayso)

 
Sabti, Agoosto 01, 2015 Gudoomiyaha jaamacadaha Golis-Somaliland  Dr Siciid Axmed Xasan ayaa ka waramay waxbarashada cusub ee jaamacadda ay ka bilaabi doonto Puntland , iyadoona horay jaamacadda uga howlgalaysay Somaliland.rn
 
 
Waxaa uu ka waramay sida uu ku yimid furitaanka laanta cusub jaamacada ee Puntland.
 
Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuu u waramay gudoomiyaha jaamacadaha Golis Dr Siciid Axmed Xasan oo ku sugan magaalada Hargaysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com