Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Bosaaso u Tagay Arimo Muhiim ah

Talaado, September 29, 2015 (Daljir) —Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Mudane Siciid Xasan Shire ayaa maanta oo Tallaado ah lagu soo dhaweeyay magalo madaxda Gobalka Bari ee Bosaso.

Mamulka Gobalka, kan degmada iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay soo dhawaynta Siciid Xasan Shire, oo socdaal ku marayay deegaanada Puntland.

Gudomiyaha Baarlamaanka Siciid Xasan Shire ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay soo dhaweynta loo sameeyay., waxaana uu sheegay in uu shirar muhiim ah uga qayb-gali doono maaalada Bosaaso.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com