Guddoomiye Dhedo iyo fahfaahinta qaraxii shalay kadhacay Bosaso (daawo)

Guddoomiye Dhedo iyo fahfaahinta qaraxii shalay kadhacay Bosaso (daawo)

Askari ka mid ahaa ciidmada ilaalada guddoomiyaha gobolka Bari oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxii shalay kadhacay Bosaso.Haddaba amni darada Bosaso maxaa u sabab ah, muxuuse guddoomiyaha gobolka Bari uu ula jeeday weedha ah Bosaaso ayaa iska leh?@Ahmed Sh Mohamed Tallman ayaa waraystay

Posted by Radio Daljir on Thursday, April 25, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com