Guddoomiye Abshir Cabdicasiis oo ka hadlay War-saxaafadeedkii kasoo baxay shirkii Beesha Habarjeclo

Guddoomiye Abshir Cabdicasiis oo ka hadlay War-saxaafadeedkii kasoo baxay shirkii Beesha Habarjeclo

Guddoomiye kuxigeenkii Guddiga 33 da ahaa ee maareeyey Laascaanood xiligii dagaalka Abshir Cabdicasiis oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa ka jawaabay War-saxaafadeedkii kasoo baxay shirkii Beesha Habarjeclo ee magaalada Burco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com