Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya MR Alberto Vecchi, iyaga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga Safaarada Talyaaniga ee Muqdisho iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankan u dhaxeeyay Duqa Magaalada Muqdisho iyo Safiirka Talyaaniga ayaa Sidoo kale looga hadlay arrima ay kamid yihiin, dib udhiska xarumaha danta guud, sida Isbitaalada, M.C.H.yada, Wadooyinka muhiimka ah oo ay horey u dhistay Dowladda Talyaaniga, xarumaha farsamada gacanta, maareenta Barakacyaasha iyo dib usoo celinta xiriirka magaalooyinka Muqdisho iyo Liberty

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com