Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda T

Madaxweyne Farmaajo oo u safray Sacuudiga
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Dardargalinta xiriirka Ganacsi ee somalia iyo Pakistan oo la Xoojinayo (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya MR Alberto Vecchi, iyaga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga Safaarada Talyaaniga ee Muqdisho iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankan u dhaxeeyay Duqa Magaalada Muqdisho iyo Safiirka Talyaaniga ayaa Sidoo kale looga hadlay arrima ay kamid yihiin, dib udhiska xarumaha danta guud, sida Isbitaalada, M.C.H.yada, Wadooyinka muhiimka ah oo ay horey u dhistay Dowladda Talyaaniga, xarumaha farsamada gacanta, maareenta Barakacyaasha iyo dib usoo celinta xiriirka magaalooyinka Muqdisho iyo Liberty

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: