Guddoomiyaha Degmadda iskushuban oo ka hadlay robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degmadaas (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmadda iskushuban oo ka hadlay robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degmadaas (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada isKushuban Maxamuud Farax Muuse oo daljir la hadlay ayaa ka hadlay robaab ka da’ay degmadda isla markaana khasaare geeystay.

Guddoomiyaha ayaa shegay in daad xoogan uu la tagay dhamaan beerihi degmadda kuyaalay isla markaana uu jiro khasare kale oo dhinaca ganacsiga ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com