Guddoomiyaha Beeraleyda Puntland: “Waa in Qurabajoogta iyo Shacabku Maalgashadaan Beeraha Puntland”

HomeWararkaMaqaalo Kale

Guddoomiyaha Beeraleyda Puntland: “Waa in Qurabajoogta iyo Shacabku Maalgashadaan Beeraha Puntland”

Guddoomiyaha Beeralayda Puntland, Md. CabdiCasiis Garaad oo goor dhawayd la hadlay Radio Daljir ayaa dowladda, ganacsatada, iyo qurbajoogta Puntland k

Beeraha & Beeraleyda Puntland: Sookabashada Beeraha iyo Dalagyada Beeraleyda Puntland (dhegayso)
Radio Daljir: Siyaasiga waano ma deeqdo ee xisaabtan baa deeqa
Maqaal: Soomaali Hadaan Nahay ,Maxaa inaga Khaldan ?

Guddoomiyaha Beeralayda Puntland, Md. CabdiCasiis Garaad oo goor dhawayd la hadlay Radio Daljir ayaa dowladda, ganacsatada, iyo qurbajoogta Puntland ka codsaday in la maalgaliyo beeraha Puntland. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Beeraha Puntland ay xilligan ka soo kabanayaan marxalado kaladuwan oo la soo darsay sanooyinkii la soo dhaafay.

Guddoomiyuhu waxa uu u waramay wariye Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: