Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha Beeraleyda Puntland: “Waa in Qurabajoogta iyo Shacabku Maalgashadaan Beeraha Puntland”

Guddoomiyaha Beeralayda Puntland, Md. CabdiCasiis Garaad oo goor dhawayd la hadlay Radio Daljir ayaa dowladda, ganacsatada, iyo qurbajoogta Puntland ka codsaday in la maalgaliyo beeraha Puntland. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Beeraha Puntland ay xilligan ka soo kabanayaan marxalado kaladuwan oo la soo darsay sanooyinkii la soo dhaafay.

Guddoomiyuhu waxa uu u waramay wariye Xasan Heykal.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d42d74000100ca9c302356/Gudoomiyaha+beeralayda+.mp3?_=1
Exit mobile version