Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ruushka iyo Koobka Adduunka 2018 (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ruushka iyo Koobka Adduunka 2018 (dhegayso)

Kooxda Arsenal ayaa weli u kuurgalaysa dalabyada u imaanaya ciyaaryahankooda Mesut Ozil si ay u iibshaan kahor inta uusan dhicin qandaraaska uu kooxda kula jiro.

Madaxweynaha dalka Ruusha ayaa si adag uga hadlay war sheegaya in dalkiisu uuna sidii la doonayay ugu diyaar garoobin koobka adduunka ee 2018 ay marti galin doonaan. Putin ayaa amar ku bixiyay in wakhti fiican la sii diyaariyo garoomadii lagu qaban laha koobka aduunka nooc kasta oo ay yihiin.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com