Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Qardho gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Qardho gaaray (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Wafti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaa

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
QM oo ka hadashay dagaalka ka socda dalka Itoobiya
Galmudug oo Gaalkacyo u magacawday Guddiga ka hortaga COVID19

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Wafti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Qardho.

Guddoomiyaha ayaa duleedka magaalada Qardho waxaa ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano, maamulka heer Gobol iyo Heer Degmo iyo dadweyne kale oo tiro badan.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa ka dib waxay Saxaafadda kula hadleen aqalka Madaxtooyadda isaga oo uga mahadceliyay Madaxda Dawladda & shacabka Qardho soo dhaweynta ay u sameeyeen.

Hoos ka dhegayso codkiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: