Ayax ku habsaday degaanka Roox ee gobalka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Ayax ku habsaday degaanka Roox ee gobalka Mudug (dhegayso)

Waxgaradka degaanka Roox ee gobalka Mudug ayaa ka cabanaya Ayax farabadan oo ku habsaday beeraha degaankaas,waxaana ay shegeen inay khatar ku hayo ayaxu Beeraha. Mid kamid ah beeralayda Roox oo Radio Daljir ayaa ka hadlay dhibaatadu uu Ayaxu ku hayo beeralayda degaanka Roox. Hoos kaga bogo..

Madaxweynaha Gaas oo Garoowe ku qaabilay Agaaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS
Maamulka Ahlusunna oo Xir Xiray Odayaal Dhaqameed Sabab?
Tartan iyo Tacliin: Dugsiyada caawa fooda isdari doona

Waxgaradka degaanka Roox ee gobalka Mudug ayaa ka cabanaya Ayax farabadan oo ku habsaday beeraha degaankaas,waxaana ay shegeen inay khatar ku hayo ayaxu Beeraha.

Mid kamid ah beeralayda Roox oo Radio Daljir ayaa ka hadlay dhibaatadu uu Ayaxu ku hayo beeralayda degaanka Roox.

Hoos kaga bogo..

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: