Maamulka Ahlusunna oo Xir Xiray Odayaal Dhaqameed Sabab?

HomeWararka

Maamulka Ahlusunna oo Xir Xiray Odayaal Dhaqameed Sabab?

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusomareeb ee Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Somaaliya ayaa sheegaya in Maamulka Ahlusunna ee Gobalada dhexe uu xir x

Dawladda Soomaaliya ayaa ogolaatay heshiiskii shidaalka ee lala galay shirkadda Coastline
XARUN LAGU DABIIBI DOONO XANUUNADA HALISTA AH EE LAGA FURAY MAGAALADA GAROWE (DAAWO)
Xildhimaan Marwo Cabdi Bashiir: ” xubnihii is hor istaageyga ka danbeeyay jawaabtooda Kalfadhiga

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusomareeb ee Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Somaaliya ayaa sheegaya in Maamulka Ahlusunna ee Gobalada dhexe uu xir xiray odayaal dhaqameed la sheegay in ay la kulmeen Alshabaab.

Odayaasha la xiray ayaa la sheegay in Magaaladda Ceelbuur ay shir kula yesheen alshabaab ,tas oo keentay Maamulka Ahlusunna inuu xiro odayaashan oo gaaraya ilaa 7 odayaal dhaqameed.

Xiritaanka odayaashaas ayaa la sheegay in xiligan ay xiisad abuurtay ,waxaana wali ka hadlin xiritaanka odayaashan Maamulka Ahlusunna ee Gobaladda Dhexe ka arimiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: