Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Bulshada ku dhaqan degaanka magacley oo katirsan degmada burtinle ayaa ka soo qaybqatay dhismaha jidka laamiga ee dhexmara degmada Burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 800 oo dollar. Axmed Cabdi Axmed Axmed Deeq Ayaa Warixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

Isbahaysiga Carbeed ee Mareykanka oo cambaareeyey go’aankii Trump ee Jerusalam
Muxyadin Xaaji Abiib oo xabsiga la dhigay kaddib markii uu kahoryimid in Oromo la dejiyo Tuli Guuleed
Xeer-ilaalinta Qaranka oo Muqdisho ku qabatay Kulan looga hadlayay dhaqan gelinta Xaashida Dhaawac muujinta

Bulshada ku dhaqan degaanka magacley oo katirsan degmada burtinle ayaa ka soo qaybqatay
dhismaha jidka laamiga ee dhexmara degmada Burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 800 oo dollar.

Axmed Cabdi Axmed Axmed Deeq Ayaa Warixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: