Maamulka degmadda Jariiban oo si kulul uga hadlay boobka dhulka dowladda (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmadda Jariiban oo si kulul uga hadlay boobka dhulka dowladda (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka degmada Jariiban oo Shirjaa,id ku qabtay Xafiiskiisa Degmada Jariiban ayaa ka hadlay Boob Mudooyinkii lasoo dhaafay lagu hayey D

Caawa & Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Kulan Su’aalo lagu Waydinayeey Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Garowe Kadhacay (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)

Gudoomiye ku xigeenka degmada Jariiban oo Shirjaa,id ku qabtay Xafiiskiisa Degmada Jariiban ayaa ka hadlay Boob Mudooyinkii lasoo dhaafay lagu hayey Dhulalka dawlada iyo Ceelasha Biyaha ee degmada.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Wadooyinkii xirmay labadii Xili Roobaad ee lasoo dhaafay kuwaasoo dib xilligan loo Furayo sida uu warbixinta inoogu eegayo Wariye Abdikhayr Maxamed Jaamacac oo degmadaasi inooga soo waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: