Maamulka degmadda Jariiban oo si kulul uga hadlay boobka dhulka dowladda (dhegayso)

Maamulka degmadda Jariiban oo si kulul uga hadlay boobka dhulka dowladda (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka degmada Jariiban oo Shirjaa,id ku qabtay Xafiiskiisa Degmada Jariiban ayaa ka hadlay Boob Mudooyinkii lasoo dhaafay lagu hayey Dhulalka dawlada iyo Ceelasha Biyaha ee degmada.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Wadooyinkii xirmay labadii Xili Roobaad ee lasoo dhaafay kuwaasoo dib xilligan loo Furayo sida uu warbixinta inoogu eegayo Wariye Abdikhayr Maxamed Jaamacac oo degmadaasi inooga soo waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com