Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Degaanka qoryo cade oo kamida degnada hoos yimaada degmada burtinle ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga gudiga hormarinta degmada ayey ku wareejiyen deeq lacageed oo dhan 10 malyan oo shilin somaliya, ayna ugu talagaleen bulshada qoryo cade dhismaha laamiga burtinle soona gudbiyen cabasho ah in degaanka xaalufin lagu hayo.

Wariye Axmed Deeq ayaa warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com