Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Degaanka qoryo cade oo kamida degnada hoos yimaada degmada burtinle ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga gudiga hormarinta degmada aye

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ciyaartooydii Koonfur galbeed oo shalay la dhaawacay & Dowladda oo ka haddashay
Gobolka Sanaag oo dowladda Soomaaliya kacodsaday hormarinta adeegyada bulshada (dhegayso)

Degaanka qoryo cade oo kamida degnada hoos yimaada degmada burtinle ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga gudiga hormarinta degmada ayey ku wareejiyen deeq lacageed oo dhan 10 malyan oo shilin somaliya, ayna ugu talagaleen bulshada qoryo cade dhismaha laamiga burtinle soona gudbiyen cabasho ah in degaanka xaalufin lagu hayo.

Wariye Axmed Deeq ayaa warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: