Guddiga Fatahadda Badda Caluula oo Garoowe kaga dhawaaqay Gurmad (Daawo)

Guddiga Fatahadda Badda Caluula oo Garoowe kaga dhawaaqay Gurmad (Daawo)

Xili dhawaan madaxweynaha Puntland uu magacabay Gudi ka kooban wasiiro una Magacaabay qiimaynta fatahaadi ay samaysay badda degmadda Caluula ee gobalka Gardafuu ayaa maanta shir jaraa’id ay ku qabteen Garoowe waxay ku dhawaaqen gurmad loo samaynayo dadki ku gurya beelay fatahada baddu samaysay.

Maxamed Lakiman ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com