Guddiga doorashadda jubbaland oo Jadwalka doorashadda soo saaray

Guddiga doorashadda jubbaland oo Jadwalka doorashadda soo saaray

Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta soo saaray jadwalka guud ee doorashada Jubbaland, sida tan Madaxweynaha iyo Baarlamaanka.

Qoraal uu soo saaray Guddiga ayaa lagu sheegay in iyadoo laga duulayo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday, isla markaana uu garwaaqsaday muddo xileedka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com