Golis (Isgaarsiinta Gayigeena) oo u Gurmatay Dib-u-dhiska Cisbitaalka Gaalkacyo (dhegayso)

Golis (Isgaarsiinta Gayigeena) oo u Gurmatay Dib-u-dhiska Cisbitaalka Gaalkacyo (dhegayso)

Shirkada Golis Telecom ayaa deeq lacageed ku wareejisay Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo taas oo qayb ka noqonaysa dib-u-dhiska cisbitaalka oo si xawli ah ugu socda Gaalkacyo, uuna burbur lixaad lehi ka soo gaaray qaraxii ismiidaaminta ee sannad hore.

Shaafici cQaadir Warsame ayaa inoo haya warbixinta.

Hoos ka dhegayso

  

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1