Golaha Wasiirada DFS oo meelmariyeey Hindise Sharciyeedka Hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadda iyo Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda (Daawo)

HomeWararka

Golaha Wasiirada DFS oo meelmariyeey Hindise Sharciyeedka Hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadda iyo Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda daabacaadda (Daawo)

Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey'adda Soc

Madaxweynaha oo magacaabay Garsooreyaal Maxkamaddeed (Akhriso )
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka
Musharrax Madaxweyne Puntland Asad Cismaan Cabdullaahi: ”Waxaa calaamad cas ii saaran laba kooxod” (dhegayso/sawiro)

Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Hindise Sharciyeedka Socdaalka, Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda Daabacaadda, siyaasadda waxbarashada dalka iyo Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliiska.

Kulanka golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Sharciga abuurka iyo Noocyada Dhirta, Sharciga Badbaadinta dhir-beereedka, siyaasadda Qaran ee Bacrimiyayaasha, siyaasadda Qaran ee dulin-dilayaasha, sharciga hey’adaha adeegyada baaritaanka beeraha iyo sharciga xakameynta kiimikooyinka beeraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: