Madaxweynaha oo magacaabay Garsooreyaal Maxkamaddeed  (Akhriso )

HomeWararka

Madaxweynaha oo magacaabay Garsooreyaal Maxkamaddeed (Akhriso )

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare ee dalka, ke

Muxuu salka ku hayaa safarka gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ee Uganda ? (dhegayso)
Ciidamadda China ee ladagaalanka Burcad Badeeda oo Howlgalkii xoojiyeey
Madaxweynaha DDSI oo ka hadlay rabashad saaka kadhacay Jigjiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.

Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah:

1-Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan.
2- Garyaqaan Abuukar Axmed Cali (Qasaali).
3-Garyaqaan Cabdulqaadir Idiris Ciise.
4-Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeeyey garsooreyaasha uu magacaabay in ay dhawraan sarreeynta sharciga dalka iyo in ay si siman ugu adeegaan shacabka.

Tallaabadan uu qaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku saleeysan dardar gelinta Golaha Adeegga Garsoorka .

-DHAMMAAD–

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: