Musharrax Madaxweyne Puntland Asad Cismaan Cabdullaahi: ”Waxaa calaamad cas ii saaran laba kooxod” (dhegayso/sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Asad Cismaan Cabdullaahi: ”Waxaa calaamad cas ii saaran laba kooxod” (dhegayso/sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Asad Cismaan  Cabdulaahi ahaana Agaasimihii hore ee Ciidamada PSFta Puntland ayaa shalay Bosaaso kaga dhawaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland 2019  sheegayna in hadii uu xilka ku guulaysto Puntland uu ka cirib tiri doono kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan soo socata ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com