Aqalka Sare oo Ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya (dhegayso)

Aqalka Sare oo Ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya (dhegayso)

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ee Muqdisho ayaa ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka. Kulanka maanta ee xildhibaanada ayaa waxaa soo xaadiray 40 mudane oo Aqalka Sare, waxaana sharcigan ansixiyay 39 ka mid ah xildhibaanada halka ha xildhibaan uu ka aamusay.

Guddoomiyaha Aqalka sare cadi xaashi ayaana ku dhawaaqay natiijada.

Waxaan ugu danbeeyntii madasha ka hadlay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Eng. Cabdi Canshuur.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com