General Galaal: “Waa Been Qandaraasna Kuma Qaadan Qabashada Sarkaal ONLF ah” (dhegayso)

General Galaal: “Waa Been Qandaraasna Kuma Qaadan Qabashada Sarkaal ONLF ah” (dhegayso)

Warar kale gadisan ayaa kasoo baxaya nin lasheegay inuu ka tirsanaa ONLF oo ay ciidanka NISA ee dawlada Soomaaliya ay ka xaysteen magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka ee Galmudug kaaso horjeesteen maamulka Galmudug.

Haddaba General Galaal oo waraysi gaar ah maanta siiyey Daljir ayaa beeniyey warar saacadihii ugu dambeeyey sheegayey inuu qandaraas ku soo qaatay qabashada sarkaalkaasi.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • general galaal maaha nin fiican wuxuu kamid ahaa ragii fashiliyey guushii ciidanka xooga dalka somaliya kaga guulaysteen dagaalkii 1977 dii hadana qabiil daarood nacayb iyo cayda siyaad barre ayuu kashaqeeyaa wuxuu lataliye uyahay jabhada cayr ee itoobiya taageerto ee labaxday ehlusuna haduu nin fiicanyahay ciidanka xooga dalka wax hakdhiso oo khibradiisa somali ha ooga faa iideeyo cimritagay ceeblaguma sagoontiyee