General Cabdullaahi Siciid Samatar: “Dastuurka Puntland Furistiisa Dhibbaa ka Dhalan Kara” (dhegayso)

HomeWararka

General Cabdullaahi Siciid Samatar: “Dastuurka Puntland Furistiisa Dhibbaa ka Dhalan Kara” (dhegayso)

Gen Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka mid ah aasaasyaashii Puntland wax ka dhisay , sidoo kalena xilal kale duwan kasoo qabtay ayaa ka digay dib u furid

Ciidamada Badda Puntland oo Qabtay Dooni Hub ku Raran (dhegayso)
RW Rooble oo amray dardargalinta Arrimaha doorashooyinka
Xasan sheekh oo ka hadlay Werarkii Muqdisho (Daawo)

Gen Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka mid ah aasaasyaashii Puntland wax ka dhisay , sidoo kalena xilal kale duwan kasoo qabtay ayaa ka digay dib u furid dastuurka Puntland in lagu sameeyo.

Isagoo ku sugan magaalada London ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir waxaa uu ku sheegay haddii dastuurka dib loo furo ay keeni karto dhibaato , waxaana dhanka kale uu xusay beelaha ka cabanaya kuraasta baarlamaanka in lagu qanciyo xilal kale , balse arrinta dastuurka ay tahay mid khalkhal ku keeni doonta Puntland haddii dib loo furo ama baarlamaanka la kordhiyo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: