Garoowe,”Maxaa Kala Haysta Reer Guuraaga iyo Diidmada Lacagta Nin Ari Keenay oo Lacagtii Lagu Diidey” (dhegayso)

Garoowe,”Maxaa Kala Haysta Reer Guuraaga iyo Diidmada Lacagta Nin Ari Keenay oo Lacagtii Lagu Diidey” (dhegayso)

Mid kamid ah dadka reer guuraaga ah ee kunool gobolka Nugaal oo xoolo usoo iibgeeyey magaalada Garoowe ayaa sheegay in lacagtii uu ku iibsaday ariga laga qaadan waayey islamarkaana mobilkiisii gacanta loogala haray maqaayad uu quraac ka cunay kadib markii lacagtii laga diidey.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0