Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay dood cilmiyeed ku saabsan heerka Islaxisaabtanka iyo daah furnaanta Puntland (dhegayso)

Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay dood cilmiyeed ku saabsan heerka Islaxisaabtanka iyo daah furnaanta Puntland (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gaba gabeeyay dood cilmiyeed lagu falan qaynayay heerka islaxisaabtanka iyo daah furnaanta ka jirta Puntland.

Doodan ayaa waxaa lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Afrika .

Gudoomiye kuxigeenka jaamacada Cabdraxmaan Bandiiriye ayaa sharaxaya ujeedada lagalahaa doodaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com