Garoowe: Ciidanka Daraawiishta Xerada 54aad oo Mushahar La’aan ka Cabanaya (dhegayso)

Garoowe: Ciidanka Daraawiishta Xerada 54aad oo Mushahar La’aan ka Cabanaya (dhegayso)

Saraakisha Ku sugan xerada 54 aad ee Garowe ayaa ka cabanaya mushaar la aaan haysta mudo ku siman 2 sano,iyado lagu guda jiro maalmaha Farxada Ciida ,taas o an ciidankan cabanaya usara galin inay ciidsiyaan ilmahooda mushaar la aan awgeed.

Mid kamid ah saraakisha Xerada 54 aad oo soo booqday Radio Daljir Garowe ayaa ka dalbaday madaxda Dowlada Puntland inay siyaan musharoodkooda kamaqan labada sano Ciidanka Daraawishta ee xeradaas kujira ,waxuna sheegay in ay ka xishooden iyago ah ciidankii difacayeey shacabka inay laami xirtan ama kantarool qabsadan .

Sarkaalkan kamid ah ciidamada Daraawishta ee xerada 54 aad ayaa ka dalbaday Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca Puntland Madaxweyne gaas iyo ku xigeenkiisaba inay ilgaar ah kuso fiiriyaan cidamadaas musharadku kamaqanyahay.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com