Garoonka Dhuusomareeb oo ay la wareegeen ciidamo

Garoonka Dhuusomareeb oo ay la wareegeen ciidamo

Ciidamo dhowaan lagu wareejiyay dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa la wareegay amniga garroonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusomareeb, iyagoona soo rogay amar culus oo ay ka mid yihiin inaan laga dhoofi karin, laganaa soo degi karin.

Wararka ayaa sheegaya raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb inuu aad uga carooday talaabadan.

Maamulka Ahlu Suna ayaa u muuqda mid ka baxaya heshiis ay la galeen raysal wasaare Khayre, waxaana sidoo kalle xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ku tilmaameen mid aan la aqbali karin in ciidamo katirsan dowladda faderaalka ay la wareegaan Galmudug.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com