GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Riyadii RUMOOWDAY!

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Riyadii RUMOOWDAY!

Rumoowga dhismaha Dekedda GARACAD ee ay ku dhiiradeen Ganacsatada deegaanku waxaa fure u ahaa hiigsigii hore ee Jidka WADAAGSIN ee xeebta Garacad ku x

BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan?
DAARUSALAAM: Hormar, Kontorobaan & Halista COVID-19 oo is Feer Socda! (daawo)
Kulan Bulsheedka Degmada Badhan & Masuuliyiinta Dowladda (Isbarbardhig 2021 & 2020)

Rumoowga dhismaha Dekedda GARACAD ee ay ku dhiiradeen Ganacsatada deegaanku waxaa fure u ahaa hiigsigii hore ee Jidka WADAAGSIN ee xeebta Garacad ku xira Gaalkacyo illaa Goldogob, kuna sii xiri doona Jigjiga & magaalooyinka Dawladda Degaanka Soomaalida (DDS) iyo waliba ganacsiga weyn ee loo wada hamuunqabo ee Itoobiya.

Haddaba warbixintan 3aad waxaan ku eegaynaa “Riyadii Rumoowday” ee Garacad & Dekedda Garacad waxaana inoo haya Mohamad Hassan Dhalo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: