Garacad deked noocee ah ayay yeelan doontaa ? (daawo)

Maxamuud Qorane oo ka mid ah guddiga dhimasha mashruuca dekedeed ee Garacad ayaa u faahfaahiyay warbaahinta Daljir dhismaha mashruucaasi oo qalabkii lagu dhisi lahaa dekedda lasoo gaarsiiyay magaalada Bosaso.

Waxaa uu sidoo kalle uu ka hadlayaa nuuca dekeddeed ee ay yeelan doonto Garacad, kaasi oo ay ganacsatadu maalgashanayaan.

Hoos kadaawo.

 

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/1166371516865960/

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com