Ganacsatada Bossaso oo Diiday Qaadashada Shilinka Soomaaliga (dhegayso)

Ganacsatada Bossaso oo Diiday Qaadashada Shilinka Soomaaliga (dhegayso)

Ganacsatada magaalada Bosaaso ayaan maanta guud ahaan diiday qaadashada lacagta Shilinka Soomaaliga. Arrinkaas waxaan ka waraysanay shacabka degmada Bossaso.

Maamulka Gobolka oo hawlgal ka sameeyay maanta suuqyada Bosaaso ayaa dad ku soo xirxiray diidmada shilinka.

Xasan Heykal ayaa warbixinta noo haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com